basic concepts of Economics.
Economic : waa cilmi bulshadeed kaso daraseya , wax soosarka , iyo isticmaalka badeecoyinka iyo adeegyada ba.
Qaar ka mid ah fikradaha muhiimka ah ee dhaqaalaha waxaa ka mid ah:
1: SCARCITY (sahay yar): waa dhibaatada aas aasiga ah ee dhaqalaha , waana xaalad baahiyaha
iyo rabitanka dadka ay aad ubadan tahay lakin agabka ama dhaqalaha loo heli karo rabitaankaas uu xadidanyahy.
2: Supply and Demand : qiimaha iyo tirada badeecadaha waxa go aamiya , tirada helitanka badecada iyo baahida suuqa.
Marka Dalabka ama baahidu ay badantahay badeecaduna ay yartahay , qiimaha badecada waxey u weycata iney badato.
sido kalana marka bahida ama dalabku uu yar yahay badeecaduna ay badantahay , qiimaha badecada wuu jabaa oo aad bey raqiis unoqota badecadi xaladeedu sidaa noqoto.
3: Market Equilibrium (Isku dheelitirnaanta Suuqa) : Marka badecada ama adeegyada la soo saray ay la ekaato baahida suqa ka taagan ayaa loo yaqada (Isku dheelitirnaanta Suuqa).
(Isku dheelitirnaanta Suuqa): waa barta qimaha badecada la soo saray ay la ekaato bahida ee loo qabay badecada.
4: Economic Efficiency (waxtarka dhaqaalaha): waxa loo lajeda waxtarka dhaqalaha waa qoondaynta
ugu wanaagsan ee ilaha dhaqalaha ee wadanka , shaksiyadaad ama haydaha iwm.
Tanina waxey ka dhigantahy in qeyraadka loo isticmaalo sida ugu hufan ee suurtogalka ah si loo dawoolo ama aad u dawaasho baahiyahaaga iyo rabitanka shakhsiyadeed ama dawladeed.
👉👀Hadii aad xiiseyneyso inaad hormariso fahamakada dhaqaale ee shakhsiyadeed ama guud sidoo
kalana hadii aad xiisey neysid maraaynta iyo goaan qadashadaada dhaqale inaad hormariso , waxaaan
si HUFAN kugu soo dhaweynaya bartayadaan .
👉👉waxaana kugula talinaya inad lasotoco maqalada xiga ee cilmigani dhaqalaha sido kalana waxaan kaga hadli dona sida ugu sahlan eena ugu waanaagsan aad xornimo dhaqaale aad ku gaari karto i.a.
anigoona kula wadagaya Fikrado iyo FICILO aad ku dawaqi karto noloshada si aad u gaarto hamiyadada maliyaded. I.A
KU SOO DHAWOOW BARTAYDA.




